Wararka aan maanta idiin heynno waxaa ka mid ah: Deegaanka Lambar 50 oo ay ku dagaallameen ciiddamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya, Fadhigii baarlamaanka oo maanta Kooram la’aan u baaqday, Dibad baxyo lagu soo dhaweynayay R/wasaaraha cusub oo Muqdisho ka dhacay iyo warar kale.
Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer
Leave a Reply