Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Faafaahin ka soo baxaysa weerar shalay ay shabaab ku qaaday gawaari ay wateen ciiddamo AMISOM ah oo marayay Shabeelaha Hoose, Dowladda Koonfur Afrika oo sheegtay in dad loo qaqabtay rabshadahii ka dhacay waddankaasi ee jinsi nacaybka ku saleysnaa iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply