Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Shaqaaqo ka dhacday Boosaaso iyo dad loo qabqabtay, Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in aan la aqbali doonin kala qoqobka shacabka Soomaaliyeed iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.