Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Isfaham waa laga soo sheegaayo Cadaado oo u dhaxeeyo dowladda iyo maamulka Ximin iyo Xeeb, Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay hadalkii ka soo yeeray Kenya ee ku aaddanaa dibucelinta qaxootiga Soomaaliyeed ,Dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland oo heshiis ku kala saxiixday Garoowe iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.