Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah: Dagaal beeleedyo ka dhacay Hiiraan iyo wax garadka halkaasi ka soo jeedda oo dagaalka ku eedeeyay in ay ku lugleeyihiin ciiddamo ka mid ah kuwa dowladda Soomaaliya iyo warar kale.
Warka oo faahfaahsan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer
