Wararka maanta waxad ku dhageysan doontaan: Hoggaamiyayaashii Kismaayo kula dagaalamay Axmed Madoobe oo sheegay in aysan aqoosan doonin xukuumadda uu dhawaan magacaabay, bannaan baxyo maalintii labaad ka soconaya B/weyne iyo warar kale.
Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer
Leave a Reply