Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka Raadiyo Wardheer maanta ugu doorka roon waxaa ka mid ah dhegeystayaal: Dagaallo u dhaxeeya ciiddanka dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyaadka Shabaab oo ka dhacay duleedka dagmada Garbahaarrey ee gobalka Gedo, Madax ka socoto dowladda Somaaliya iyo muumulada ka jira soomaaliya oo ka qayb galaya munaasabadda xuska 8aad ee maalinta qawmiyadaha dalka itoobiya iyo warar kale.

Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer 

Leave a Reply

Your email address will not be published.