Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Xaalada degmada Buula Burde oo kacsan iyo dadka halkaasi ku dhaqan oo bilaabay barakac, Maamulka  Puntland oo sheegay in ay ka walwalsayihiin Doon la sheegay in ay Hub iyo Gadiid dagaal waday oo ku xiratay dakada Berbera iyo warar kale.