Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dagaal mar kale ka dhacay Hiiraan, Hantidhawrka Qaanka Soomaaliya oo sheegay in ay caqabad ku yihiin shaqadiisa ilaalada madaxtooyada Soomaaliya, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Seeikh oo maanta saxiixay Sharciga Ilaalinta carruurta Soomaaliyeed iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
