Audio Daily News, News, Radio Wardheer, Slideshow, WararWarka Raadiyo WardheerJanuary 13, 2015January 13, 20150 Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wasiirka cusub ee Wasaaradda Beeraha Xukuumada Soomaaliya oo beeniyay warar sheegayay inuu is casilay, Dagaal ka dhacay Baardheere iyo warar kale.Warka oo dhan hoos ka dhegeyso https://wardheernews.com/wp-content/uploads/2015/01/Warka-Raadiyo-Wardheer-13-01-2015.mp3