Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Qabanqaabada soo dhoweynta wafdigii u horreeyay ee wasiirrada A. Dibada IGAD oo ka socota garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, Wasiirka Arrimaha Dibada Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf oo soo gaaray Muqdisho iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
