Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Agaasimaha Idaacadda Shabeelle oo ku eedeeyay qareenkii wariyayaashooda in uu sameeyay wax sharciga ka hor imaanaya, NUSOJ oo sheegtay in ay dhibaata ka dhex taagan tahay Bahda warbaahinta ay dowladda iyaga oo sidoo kale ugu baaqay in la dardar giliyo Sharciga Saxaafadda iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso