Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah; Wasaaradda Amniga oo ka hadashay Weerrar ismiidaamin ahaa oo shalay galinkii dambe ka dhacay Muqdisho, Taliyaha ciiddanaka ka howlgala goballada Shabeelaha Dhaxe iyo Hiiraan oo ka hadlay holwgal ay ka sameeyeen waddooyin uu marayay gargaar iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
