Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Maamulka dowladda Soomaaliya ee Galgaduud oo ka hadlay dhibaatadii ka dhalatay Shaqaaqadii shalay ka dhacday Guraceel, Ahlusuna oo ku hanjabtay in ay dib u xoreyn doonaan deegaannadii dhawaan laga qabsaday iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
