Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah: Madaxweyne Xasan oo soo xiray kulan ka soconaayay muddo laba maalin ah xarunta Xalane, iska hor imaad xalay ku dhaxmaray ciiddanka Dowlada iyo Shabaab degmada Hiilwaa, C/wali Gaas oo Garoowe gaaray iyo warar kale.
Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer
Leave a Reply