Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer waxaa ka mid ah:Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ( NUSOJ) oo dawlada ugu baaqday in si Deg Deg ah loo keeno cadaalada Xanafi Xaaji oo gacanta lagu soo dhigay. Shir loogaga hadlayay Xuquuqul Insaanka oo maanta Addis Ababa lagu soo gaba gabagebaynayo iyo warar kale.