Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Bannaanbax looga soo horjeeddo madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka dhacay degmada Garbahaarey ee Xarunta gobalka Gedo, Guddoonka Barlamaanka Soomaaliya oo sheegay in tallaabo laga qaadi doono Xildhibaannadii shalay qasay fadhigii barlamaanka iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.