Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxda ugu sarreysa dawlada Soomaaliya oo maanta si wadajir ah ugu qayb galay kulan looga hadlayay Heshiiska New Deal,  Ciiddan ka tirsan kuwa maamulka Puntland oo qarax lagula eegtay Gaalkacyo iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.