Warka aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Godoonka Baarlamanka Soomaaliya oo sheegay in la hakiyay Mooshinkii ka dhanka ahaa Raiisul Wasaaraha Soomaaliya, dagaal xoogan oo khasaara geystay una dhaxeeya Maamulka Juba iyo Ciidanka AMISOM oo isku dhan ah iyo Al Shabaab oo ka dhacay Kudhaa iyo warar kale.
