Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wararka laga helayo degmada Jarriiban ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in afar mas’uul oo ka tirsan golaha deegaanka ee degmadaas ay ku dhaawacmeen shil gaari, Guddiga Farsamo ee Maamulka KGS oo shaaciyay halka noqoneyso Xarunta maamulkaasi iyo calankiisa oo la taagay maanta iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
