Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray Addis Ababa, Ahlu Suna oo sheegtay in xukuumadda ay ka gaabisay in ay xal u raadiso is qabqabsiga culumada iyo maamulka Ahlu sunnada goballada Dhexe iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
