Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wararkii ugu dambeeyay qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho, Maamulada gobollada Dhexe oo sheegay in ay xiriirkii u jareen dowladda Federaalka Soomaaliya, maamulka Puntland oo sheegay in uu ka shaqeynayo maamul u sameynta maamulka gobollada Dhexe ee Soomaaliya iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso