Wararka waxaad ku maqli doontaan haddii Alla yiraa dhegeystayaal: Kulankii maanta ee barlamaanka Soomaaliya oo isfaham waa ku dhammaaday, Ciiddanka dowlada oo ku wajahan deegaanno ka mid ah gogolka Hiiraan iyo warar kale.
Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer
Leave a Reply