Wararka aan idiin hayno waxa ka mid ah: Ammaanka magaalada Baydhabo oo aad loo adkeeyay xili uu halkaasi ku wajahan yahay Ra’isul wasaaraha Soomaaliya, Maamulka lixda gobal oo soo dhaweeyay shirka Baydhabo ka furmaaya, Madaxda dowladda Soomaaliya uu kulan kula qaatay garoonka Muqdisho wafdi ka socday dowladda Mareykanka iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply