Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Gedo oo la sheegaayo in  maanta ay ka dhacday Duqayn loo geystay Saldhig ay ku lahaayeen shabaab deegaanka Godan Dhawe oo 19 km u jira Balad xaawo, Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay hakad ku yimaadeen wada hadalkii u dhaxeeyay Somalia iyo Maamulka Somaliland iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso