Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Guddoomiyaha degmada Waajid ee gobolka Baay oo ka warbixiyay dagaal Ciiddamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isku garab ah iyo Al-shabaab ku dhexmaray qaybo ka mid ah gobolka Baay, Madaxweynaha maamulka Puntland oo ku eedeeyay madaxwynaha Maamulka Galmudug in uu dusha ka riixayo maamulka gobalada Dhaxe ee Soomaaliya iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso