Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ugu yaraan 10-qof oo shacab iyo askar isugu jirta ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna dhaawacyo ayaa kasoo gaaray dagaal culus oo xalay illaa saakay ku dhexmaraya degmada Wadajir ciiddammo ka tirsan kuwa dowladda oo gacan ka helaya AMISOM iyo xooggag taabacsan guddoomiyihii hore ee degmada Wadajir Axmed Xasan Caddoow (Axmed Daaci), Ciiddanka dowladda Soomaaliya oo la wareegay Xarrumaha Idaacadaha Shabelle iyo SKY ee magaalada Muqdisho iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegayso