Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo laabtay iyo kulamo uu la qaatay wasiir ka socday waddanka Dhanmaark ciiddanka ammaanka Kenya oo sheegay in Xasan Xanafi uu watay dhalashada waddanka Kenya, Carruur Shuban ugu dhimatay Mudug iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso