Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Maanta oo ay ku baagantahay Sannadguuradii 7aad ee ka soo wareegtay markii ay bilaabeen dhagarqabayaasha aan ujeedadooda la garaneyn  inay dilaan Suxufiyiitai, Kulan ay Muqdisho ku yesheen ciidanka naafada XDS iyo Wasaarada Warfaafinta iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso