Wararka Raadiyo Wardheer ee maanta waxaa ka mid ah: Wasaaradda Aminga oo ka hadashay dil ay ciiddamadu u geysteen sarkaal ka tirsan Al Shabaab, Wafti ka socday Qaramada Midoobay oo gaaray Jawhar, Madaxweyne Xasan oo lagaga mudaharaaday Maraykanka iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegayso
