Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxda sare ee dowladda Soomaaliya oo si isku mid ah uga hadlay dilkii Axmed Gdane, Maraykanka oo sheegay in uu sii wadi doono ugaarsiga hoggaamiyayaasha Shabaab iyo Al-Qaacida ee ku sugan Soomaaliya iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply