Wararka aan maanta idiin hayno waxaa lka mid ah :Qarrax wax yeelo ay ka soo gaartay haween ka shaqeynaayay nadaafadda oo maanta ka dhacay Muqdisho, Laamaha ammaanka Muqdisho oo ka warbixiyay Howlgal xalay ay ka sameeyeen Muqdisho iyo warar kale.
Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer
