Wararka aan idiin heyno maanta waxaa ka mid ah: Wareegto ka soo baxaday Xafiiska Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya Md. Khaliif Axmed Erag oo lagu sheegay in Wasaarada Amniga Qaranka ay dajisay qorshe Amaanka Caasimada Muqdisho lagu sugayo. Allaha u naxariistee Waxaa maanta Qabuuro kuyaala Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho lagu aasay Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo shalay kooxo hubeysan ku toogteen agagaarka Hotelka Ambasador ee Magaalada Muqdisho iyo warar kale
Leave a Reply