Wararka aan idiin hayno waxa ka mid ah: Dagaal beeleed ka dhacay dhanka waqooye ee magaalada Baladweyn, Maxkamadda ciiddanka oo maanta xukun dil ah ku fulisay laba eedeysane oo horay gabar ardayad ah u dilay iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
