Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wasiirka Amniga Qaranka oo la magacaabay iyo xil ka qaadis lagu sameeyay taliyayaashii Booliska iyo Nabad Sugidda Qaranka, Madaxweynaha Soomaaliya oo beeniyay in uu madaxtooyada ka cararay iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso