Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo la filayo in uu maanta gaaro Sh/Dhaxe xili halkaasi hore ay u joogeen xubno uu horkacayo Geeddi, Qarax ka dhacay gudaha isbitalka Keysaney ee waqooyiga Muqdisho iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
