Wararka aan idiin hayno waxa ka mid ah: Wasiirka difaaca xukuumadda Soomaaliya ahna siihayaha Wasiirka amniga qaranka oo sheegay in ay Eeyo u adeegsanayaan sugidda ammaanka Muqdisho, Dagaal beeleed mar kale ka dhacay Shalanbood iyo maamulka oo siyaaba kala duwan ugu hadlay dagaalka iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply