Wararka aan idiin hayni waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in la xallin doono Khilaafka madaxda sare u dhaxeeya shacabkana baaq u diray, Barlamanka Soomaaliya oo maanta leh kulan aan caadi ahayn, Xuddur oo maanta diyaarad gargaar lagu geeyay iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
