Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in uu isbadal ka dhacayo dalka Soomaaliya xili shalay shabaab ay weerareen Xarrunta Barlamaanka Soomaaliya, Wasiirkii Amniga Qaranka Soomaaliya oo xilkii iska casilay, warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso