Wararka aan idiin heyno maanta waxaa ka mid ah:Beesha Hawiye oo sheegtay in ay go’aan ka qaadatay dowlada Soomaaliya kadib hishiiskii Maamulka KG ee shalay ka dhacay Muqdisho, 20 ruux oo rashiin ay cuneen ku sumoobay oo Muqdisho lasoo gaarsiiyay iyo warar kale.
Leave a Reply