Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Shabaab oo sheegtay in ay dagaalka u rarayaan Kenya, Sarkaal cusub oo loo magacaabay Markamadda ciiddanka, Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in aysan Itoobiya ka Baxeyn Soomaaliya iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso