Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Amar Shabaabka ka soo yeeray oo durba ka fulay degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir iyo maamulka oo ka hadlay, Shabaabka oo sheegay in aanay shacabka Kenya nasan doonin inta askartoodu joogaan gudaha Soomaaliya iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply