Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa maanta ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in uu aqbali doono haddii sifa sharci ah loo mara xil ka qaadistiisa, Dagaallo u dhaxeeya maleeshiyaad Shabaab ah oo ka dhacay qaybo ka mid ah Jubbada Dhaxe iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.