Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Waxgarad kasoo jeedda Shabeellaha Hoose oo dalbaday in la badalo maamullada dagmooyinka gobolaas qaarkood. Madaxweynaha iyo R’iisul wasaaraha oo markab dagaal kulan kula qaatay saraakiil Turki ah iyo warar kale.
Watka oo dhan hoos ka dhegeyso
