Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Weerar ay shabaab ku qaadeen fariisin ay ciiddanka dowladda iyo Amisom ay ku lahaayeen deegaanka Hoosingow ee Gobalka Gado, Ciidanka dowlada ee Gado oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen Sarkaal Shabaab ah Halka mid kalana ay ku dileen dagaal, Kismaayo oo lagu soo eiliyay ciidankii horay looga saaray magaalada iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso