Wararka aan maanta idiin heynio waxaa ka mid ah:Barlamaanka Soomaaliya oo maalintii labaad su’aalo weydiinaya wasiirka Amniga Qaranka iyo Arimaha gudaha, Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo ka dalbaday in ay ciidanka Kenya joojiyaan tacadiga ay ku hayaan Soomaalida dalkaasi ku sugan iyo warar kale.
