Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Kenya oo Muqdisho kusoo laabtay xilli ay u yeertay dowladda si wax looga weydiyo dhacdadii dhawaan ciiddanka Kenya ay xabsiga ku dhigeen Mas’uul safaaradda Soomaaliya ka tirsanaa iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso