Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Masaajid ku yaalla deegaanka Muuri oo lagu laayay dad iyo taliska ciiddanka XDS oo iska fogeeyay in ay ciidan ka mid ah falkaasi fuliyeen, Barlamanka oo maanta ka hadlay xaaladda mushaar la’aanta la soo deristay Shaqaalaha dowladda iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso