Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ciddankii ugu horreeyay oo ah kuwa ilaalin doona xarrumaha QM oo maanta Muqdisho gaaray, Xukuumadda oo maanta kulan ay ku yeelatay Muqdisho ku sheegay in ay guddi u magacaabeen la shaqeynta hay’adaha iyo sidoo kale maamul u sameynta dagmooyinka dalka iyo warar kale.
