Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Munaasabadda xuska maalinta Ciiddanka XDS oo maanta ka dhacday Muqdisho iyo meela kale, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sii jeeda kismaayo iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
